Dhageyso: Isku soo baxa ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Isku soo baxa Kooban oo ay soo Qaban qaabiyeen Dadka ku nool Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Banaan baxayaasha ayaa waxaa ay iskugu soo baxeen Irida hore ee Xaruunta Madaxtooyada Vila Soomaaliya ,kuwaas oo Dalbanayey in wax laga Qabto Dhibaatadad ka jirda Degmada Kaaraan. Dadka Isku soo baxa dhigayey ayaa waxaa ay sheegeen in Gudoomiyaha Degmada kaaraan uu Burburiyey Guryo ugu yaala degmada Kaaraan islamrkaana uu Dad Shacab ah uu ku dhaawacay Howlgalkaas. Halkaan Hoose ka dhageyso Isku soo baxa ay sameeyeen dadka Kaaraan Isha ku Hay Allgalgaduud Media Allgalgaduud@gmail.com