Dhageyso: Al-shabaab oo Dad Shacab ah ku Xirxiray Degmada Xarardheere

0

Xarardheere(AGGM): Wararka laga helayo Degmada Xarardheere  ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyada Al-shabaab ay dad ku xirxireen  Degmada Xarardheere.

Dadka ayaa waxaa la tilmaamay in ay gaarayaan 15-ruux islamarkaana  dadka lagu eedeeyey in ay Basaasiin yihiin.

Waxaa Dadka iskugu jiran Odayaal iyo dad Shacab ah oo u badan Dhalinyaro islamrkaana ka mid ahaa dadka  Degmada Caan ka ah Degmada.

Halkaan hoose ka dhageeyso Codka war ku saabsan Arintaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com