Daawo Sawirada:Masuul Lagu Qarxiyey Magaalada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiye kuxigeenkii Dhanka Amaanka ee Gobolka Shabellaha Hoose  Axmed  Cumar Mudane ayaa lagu Qarxiyey Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa loogu soo Xiray Gaari uu watay Gudoomiye ku xigeenka,waxaana halkaasi uu dhaawac ka soo gaaray Gudoomiye Kuxigeenaka Gobolka Shabelaha Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa lagu Xiray Gaariga Gudoomiye kuxigenka,waxaana sidoo kale halkaasi ku dhaawacmay darawalkii Gudoomiye Kuxigeenka.

Inkastoo aan la ogeen Qasaaraha soo gaaray  Dadka Shacabkaa ayaa waxaa la Tilmamay in  Qaraxa  Dhawaqiisa laga Maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

daawo Sawirada Qarax

DSC_1000 DSC_1003 DSC_1006 DSC_1022 DSC_1030

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com