Dhageyso:Walaweyn oo Mootooyinka laga Mamnuucay

0

Walaweyne(AGGM): Maamulka Degmada walaweyne ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Degmada Walaweyn ka Mamnuucay Mootooyinka Loo yaqaano dhug dhug leeyda,

Maamulka Degmada ayaa sheegay in Mootooyinka Falal Amaan daro loogu Geeysto Xiliyada habeenkii ah islamarkaana Bonbooyina lagu Tuuro.

Waxaana sidoo kale Dadka Mootooyinka iska le ay ka Cabanayaan Amarka ka soo baxay Maamulka Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkaan hoose ka dhageeyso Wareeysi ku saabsan arintaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com