Dhageyso:Magaalada Kismaayo oo dadka Shacabka ah lagu Xasuuqo

0

Kismaayo(AGGM): Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka dhacay Dilal kala duwan oo ay Geeysanayaan Maleeshiyada Raaskambooni ee Axmed Madoobe ka amar qaata.

Waxaana Magaalada Kismaayo lagu dilay Maalmahii ugu danbeeyey Dad Gaaraya 20 ruux Siyaabo kala duwan loo dilay islamarkaana Qaar kood hadii la Afduubay la dilay.

nabadoon Macalin Gaas Sh Xuseen oo ka mid ah waxgaradka magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay Qaabka Maleeshiyada Axmed madoobe ay Dilka u geeystaan .

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Nabadoonka Cabanaya