Dhageyso: Howlgalo ka socda Magaalada garoowe

0

Garoowe(AGGM): Ciidamada AMaanka Maamulka Puntland ayaa maalmahaan wada Baaritaano lagu Xaqiijinayo ayaa ka bilooday Magaalada garoowe ee xaruunta Gobolka Mudug.

Waxaana Howlagalka intiisa badan uu ahaa mid lagula dagalamyo Gawaarida Muraayadaha Beensolka ah ay ku dahaaran yihiin islamarkaana Dad badan lagu soo qab qabtay.

Waxaana Ciidamada ilaa saakay ay wadaan Baaritaanada lagu sugayo Amaanka magaalada garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Arintaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com