Dhageyso:Madaxweynaha Puntland oo Arimo badan ka hadlay

0

Garoowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali cali gaas oo Maanta Shir jiraaid ku qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal ayaa ka hadlay Arimo farabadan.

Cabdi wali Cali gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa sheegay in uu Magaalada Muqdisho uu kula kulmay madaxda dalka ayna ka wada hadleen Arimo farabadan.

halkaan Hoose ka dhageeyso Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi wali cali gaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com