Dhageyso:Xildhibaano iyo Odayaal Ku Eedeyay Axmed Madoobe In Dhibaato ay u geystaan Maamulkiisa Shacbka

0

Muqdisho(AGGM):Kulan ay Magaalada Muqdisho Ku Yeshyan Xildhibaano Odayaal Iyo Waxgarada Ka soo Jeeda Jubbooyinka ayaa Ku Eedeyay Maamulka Malashiyaadka Raaskambooni Ee Uu Horjaagaha U  yahay Axmed Madoobe In ay Jirdil Iyo Dhibaatoyin Ay ku Hayaan Dadka U Dhahay Degaanda Jubbooyinka Iyo Gedo  ee Ku sugan Magaalda Kismaayo

Xildhibaanda ayaa Ka digay Dhibaatda Ka dhalan Karta Hadii ay Maamulka Raas kambooni ay wadaan Dhibaatooyinka ay Ku Hayan Shacabka Ku Sugan Degaan Islamarkaana aya Tilmaamayn in ay Ka Dhalan Karto Kacdoon Shacab

Halkaan Ka Dhagayso Xildhibanda Iyo Waxgaradka 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com