Dhageyso:Wasiirada Arimaha Dibada Somalia iyo Burundi oo muqdisho ku kulmay

0

Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa kulan ku qatay Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Cabdirixmaan Ducaale Beyle iyo wasiirka Arimaha Dibada Dalka Burinta Lorente Kavankure.

Labada Wasiir ayaa waxaa ay Shirkooda oga wasa hadleen arimo Muhiim ah oo la xariira Xariirka labada Dowladood iyo sida ay oga wada shaqeynkaraan Amaanka.

Waxaana ay sheegeen in Labada Dowladdood ay u diyaargaroobeen ladagaalkan Kooxda Al-shabab iyo sidii dalka looga Xoreen lahaa.

Halkaan ka dhageeyso Shirka Jiraad ee Labada wasiir

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/02/Shirka-Jiraaid.mp3