Dhageyso:Saraakiil Ciidan oo Gaaray Deegaanadii Al-shabaab laga Xoreeyey

0

Marka(AGGM): Saraakiil ka socda Ciidamada XDS ayaa maanta gaaray Deegaano Falaagadaa Al-shabaab lagala Wareegay  oo ku yaala Gobolka Shabellaha Hoose.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Gaaray Halkaasi waxaana ay kulan la qaateen Odayaasha iyo waxgadka kunool Deeganaada Jilib Marka.Ceeldhanane iyo Gandeershe.

Waxaana ay ka wada hadleen sida looga wada shaqeyn karo Amaanka Deegaanadas oo Dowladda iyo dadka ay u wada Shaqeyn lahayeen oo looga Hortagi lahaa Maleeshiyada Al-shabaab.

Halkaa Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Degmada Marka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com