Dhageeyso:Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM)): Wafi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas ayaa Goor dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyey  Raisul wasaaraha Soomaaliaya C/wali Sh Axmed  iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukumadda Soomaaliya.

Waxaana Xubnaha Wadfiga loo soo galbiyey Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya ,ayadoona sidoo kale  hada kulamo gooni gooni ah lale  Madaxda Dalka Soomaaliya.

Cabdi Wali Cali gaas Madaxweynaha Maamulka Puntland oo warbahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedka ay u yimadeen ay tahay in ay ka qeyb qaataan Aaska Raisul wasaarihii hore ee Soomaalia C/risaaq Xaaji Xuseen oo Bari lagu wado in lagu Aaso Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Soo dhaweynta

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com