Dhageyso:Dowladda Somalia iyo Ahlusunna oo laga Dalbaday in Al-shabaab laga Saaro Gobolada Dhexe

0

Gurceel(AGGM): Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Soomaaliaya hadana ah Xildhibaan ka tirsan Dowladda Soomaaliya C/samad macalin Maxamuud oo kusuga Bobolka Galgaduud ayaa sheegay in Ciidamada Ahlusunna iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay wadaan Baraamij falaagada Al-shabaab looga Xoreenayo Qeybha ay gal gaduud oga sugan yihiin.

waxaa uu sheegay in ay wadaan Qorshahaasi islamarkaana Dalka Looga saarayo Maleeshiyada Al-shabab Al-qaaida oo uu sheegay in ay Dadka ay dhib ku hayaan oo Umaddii ay dhibsatay.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com