Dhageyso:Degmada Balcad oo laga Burburinayo Dhismooyinka Sharci darada ah

0

Balcad(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaalia ayaa saakayBurburin Xooga ka Fuliyey Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe.waxaana ay Ciidamada burbuiriyeen Goobo sharci daro ah oo ku yaala Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhexe.

Ciidamada ayaa waxaa la sheegay in ay Burburinayaan  Goobaha sida Sharic daradaa u ga dhisan Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe islamarkaana lagu soo celinayo Bilicdii iyo kala Danbeyntii Degmada.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku saabsan Burburinta Degmada balcad

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com