Dhageyso:Al-shabaab oo laga Saarayo Gobolada Koofureed ee Dalka Somalia

0

Baydhabo(AGGM): Abaan Duulaha Ciidamada XGD ee Goboladda Bay,Bakool iyo Gado Yaasiin aadan Cabdule ayaa sheegay in ay wadaan in Maleeshiyada Kooxda Al-shabab ay ka Xoreeyeen Degmooyinkaasi.

Corneyl Yaasiin Aadan Cabdule ayaa sheegay in Ciidamada XGD iyo Ciidamada ethiopia ay u diyaar Garoobeen sidii Goboladaasi loo Xoreen lahaa.

Abaan duulaha ayaa ka Codsaday in Shacabka Soomaaliyeed ay ka Gacan siiyaan Sidii dalka looga Xoreen lahaa Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab oo Dalka Nabad loogu soo Celin la haa.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka abaan Duulaha Ciidamada Xooga Dalka ee Goboladaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com