Dhageyso:Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ka Cabanaya Dhac loo geeysto

0

Muqdisho(AGGM): Qaar kamid ah Ganacsatada Suuqa weyne ee Bakaaraha ayaa waxaa ay Xiligaan ka Cabanayaan Dhibaatooyin kala Duwan oo ay ka mid yihiin Dil,Dhac iyo Xarig ay u geystaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Suuqa Bakaaraha.

Ganacsade ka mid ah kuwa Suuqa Bakaaraaha ayaa Warbaahinta u sheegay in ay ka Cabanayaan Dhibaatooyinkaasi oo ay u geeystaan Ciidamada Dowladda Soomaalia islamarkaana aan Xiligaan dhibaato bana ay ku hayaan Ganacsatada.

Waxaa ay Dowladda Soomaaliya ay ka Codsadeen in ay wax ka qabtaan Arintaasi,maadaama Xaalad Adag ay ku sugan yihiin oo aan in dhaha laga qarsan karin.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Mid kamid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha