Dhageyso: Raisul wasaare C/wali Sheekh oo arimo farabadan ka hadlay

0

Muqdisho(AGGM): Raisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa ka hadlay Arimo farabadan oo ay ka mid yihiin Kabixitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya Maamul usameenta Gobolada Koofur Galbeed ee Dalka Soomaaliya Quseeya.

C/wali Sh Axmed ayaa ugu Horeen sheegay in Ciidamada Kenya aysan Dhamaan ka Bixidoonin Soomaaliya islamarkaana ay jiraan Tiro yar oo ka Baxaya Gobolada Jubooyinka kaliya.

Raisul wadaaraha ayaa sidoo kale soo hadal qaaday Siyaasadaha Isdiidan ee ka jira Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay,waxaana uu sheegay in arimahaasi ay Haboon tahay in Dadka isku haaya ay Xaliyaan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Raisul Wasaaraha Soomaaliya

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com