Dhageyso: Gudomiyaha Degmada Caabduwaaq oo ka warbixiyey kulamo ay la qaateen Wafdi ka socda DFS

0

Caabdudwaaq(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galgaduud Axmed Jaamac Cabdule oo Wareysi siiyey warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa ka warbixiyey Kulamo ay la qaateen Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya.

Gudoomiyaha Caabduwaaq Axmed Jaamac Cabdule ayaa sheegay in Wafdiga ay ka wada hadleen Arimo farabadan oo ah sidii loo xalin lahaa Shaqaaqooyin dhawaan ka dhacay Degmada,waxaana uu tilmaamay in ay hada Meel wanaagsan ay mareyso.

Axmed Cabdulle ayaa Tilmaamy in Kulamada u socda Labada dhina ay dhawaan soo gaban gabeyn doonaan islamarkaana ay ku rajo Weyn yihiin in Wax yaabo Muhiim ah ay ka soo baxaan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareysiga Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com