Dhageyso:Xasan Caabudwaaq”Magaalada Caabudwaaq Waa Nabad, Wax Dagaal Beeleed Ah Oo Ka Dhacayna Majiraan”.

0

Caabudwaaq (AGGM): Gudoomiyihii hore ee degmada Cabudwaaq Xasan Cabdi Calas “Xasan Caabudwaaq”oo waraysi gaar ah siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in ay been abuur yihiin wararka ssheegaya in dagaal beeleed uu ka dhacay degmadaasi isagoona arintaasi ku tilmaamay kutiri kuteen ay tabiyeen saxaafadda qaarkeed.

Xasan cabdi calas ayaa sheegay in la xaliyay dagaal sanadkii hore dhamaadkiisa ka dhacay degmadaasi cabduwaaq balse hadda aysan jirin wax colaad ah oo ka jirta caudwaaq iyo nawaaxigeeda.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com