Dhageyso: Falaagada Al-shabaab oo Baalayaal Xalay qarxiyey

0

muqdisho(AGGM):M Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay qarxiyey ilaa iyo Labo Baale oo ah kuwa ku shaqeeya Cadceeda islamarkaana Maamulka Gobolka Banaadir uu Muqdisho ka Hirgaliyey.

Labada Baale ayaa waxaa laga Qarxiyey Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Gaar-ahaan Xaafada Al-baraka ee Gobolka banaadir.

waxaa Dadka ay Allgalgaduud media ay u sheegeen in mid kamid ah Qaraxyada Labada Baale uu Qasaare Gaarsiyey Dad Shacab ah oo ka ag dhawaa Gobta  Qaraxa ka dhacay,waxaana Dadkaasi ay ahaayeen Dad ku sugnaa Goob Dadka lagu Qur’aan saaro.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Faah-haahin Dheereeda ah

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@Gmail.com