Dhageyso: Banaanbax ka dhacay Degmada Baraawe

0

Baraawe(AGGM): Falaagada Al-shabaab ayaa maanta Magaalada Demada Baraawe ku qabtay banaanbax ay oga soo hor jeedaan ku Biiritaanka Ciidamada Dowladda Ethiopia ay ku biireen Kuwa AMISOM.

Banaanbaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qaar kamid Saraakiisha Sar sare ee Al-shabaab iyo Dadka ku nool halkaasi waxaana dadka halkaasi ku nool  ay u badan yihiin Dad lagu qasbay in ay Banaanbaxa ay Xoog oga soo qeyb galaan.

Horjoogayaasha Al-shabaab oo Dadka la hadlay ayaa sheegay in ayasan Taageerin Ciidamada Ethiopia islamarkaana ay Ciidamada la dagaalamin Doonan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Banabaxa Maanta