Dhageyso: Odayaasha Shirka maamul u sameynta gobalada koonfur galbeed oo la hor istagay.

0

Baydhabo (AGGM): Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee kusugan Magaalada Baydhabo  ee xarunta gobolka Bay ayaa waxa ay joojiyeen shirka maamul usameenta gobolada Koonfur Galbeed ee Somalia.

 ciidamada ayaa saakay waxa ay mamnuuceen in gudaha loo galo hoolka weynaa ee ku yaalay beydhabo

Halkaa Ka dhageyso Wareysiga Malaaq Maxamed Yacquub Sh Deerow

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/01/wareysi-Baydhabo.mp3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com