Dhageyso: Maxkamada Gobolka Mudug oo Xukun Riday Maanta

0

Gaalkacayo(AGGM): Maxakamada Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa maanta Xukun ku Riday Nin lagu soo qabtay waxyaabaha Muqaadaraadka Maanka Dooriya asagoo ka ganacsanay.

Maxkamada ayaa Shaqsigaan ku Xukuntay Halsano oo Xarig ah iyo Lacag Ganaax ah oo Shilinka soomaaliga ah islamarakana waxaa ay Xukuntay Qamri uu watay Ninkaan maanta Maxakamadu ay Xukuntay.

Gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Mudug C/naasir cabadale ayaa ku dhuwaaqay Xukunka Maanta lagu Riday Shaqsigaan Maxakamadu ay Xukuntay.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka Mudug

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com