Dhageyso: Tarsan oo ku baaqay in loo gurmado Fanaaniinta Xanuunsan

0

Muqdisho(AGG): Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta Booqday Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdi Nuux oo maalmihii la soo dhaafay Xanuun sanayey.

Tarsan ayaa sheegay in Fanaaniin badan oo ay ka mid yihiin Max’ed Suleemaan Tubeex iyo Cabdi Tahliil Warsame ay Xanuun sanayaan islamarkaana Tubeec Dalka Jarmalka oo uu ku Xanuunsanayo la sheegay in loo waayey 20 kun oo Dolarka Mareykanka ah oo qaliin loogu sameyo.

Gudoomiye Tarsan ayaa  waxaa uu sheegay in Degmada Shibisa ay manta Dhiibeen 10,000 oo Dolar oo loo aruurinayo fananiinta Xanuunsan.

Halkaan Ka dhageeyso Gudoomiye Tarsan

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/01/Tarsan-jjjjj.mp3