Dhageyso: Cali Daacuun “Federaalku Waa Cadowga Soomaaliyeed, Axmed Madoobe Gedo Iyo Bu’aale Midna Ma Tagi Karo”.

0

Muqdisho (AGGM): Siyaasi Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaaliyeed oo Wareysi siiyey Warbaahinta Allgalgaduud Media oo maanta Dalka ka dhoofay ayaa waxaa uu ka hadlay Arimaha ka taagan Gobolada Koofur Galbeed ee Dalka Soomaalia.

Siyaasi Cali Daacuun ayaa Sheegay in ay Maamulka laga dhisayo Magaalada Baydhabo uu yahay mid aan loo marin Tilaabo wanaagasan islamarkaana uu iska horkeeni karo Dadka Daga Goboladaasi.

Waxaa uu sheegay in Hada Dalka Soomaalia uu san qaadan karin Nidaamka Fadaraaliisimka islamarkaana u mada Soomaaliyeed aysan xiligaan Qaadan kari Faderaal.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareeysiga Siyaasiga oo Dhinacyo badan taabaneya

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com