Dhageyso: Xukumadda Somalia Weerarada lagu qaadayo Al-shabaab Qorshe ayaan u dajinay

0

Muqdisho(AGGM): Raiisul Wasaare Kuxigeenka Soomaalia ahana Wasiirka Diinta iyo Awqaafda Xukumadda Soomaalia Ridwaan Xirsi  ayaa ka hadlay Weerarkii Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Mareykanka ay ku dileen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.

Ridwaan Xirsi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay la socon doonto Weerarad Diyaaradaha aan Duuliyaha Laheyn ay ka Geeystaan Dalka Soomaalia,waxaana uu sheegay in uu soo Dhaweynayo Weerarkaasi.

Shalay ayaa War Qoraal ah oo ka soo Baxay Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaalia waxaa lagu sheegay in Weerarkaasi Diyaaradaha Mareykanka ay Qaadeen ay Dowladda Soomaalia ay soo dhaweyneyso.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Raiisul Wasaare kuxigeenka Dowladda Soomaalia

 Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com