Dhageyso:Howlagal laga Sameeyey Gaalkacyo oo Dad lagu soo qab qabtay

0

Gaalkacyo (AGGM): Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta sameeyy Howlgalo lagu Xaqiijinayo amaanka Maagalada gaalkayo.

wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Ciidamada ay baaritaano Sameyeen kadib markii Xalay Xaafada Garosoor lagu Dilay sargaal u shaqeeya Hayadaha Maxaligaa.

Howlagalka ayaa waxaa lagu soo qab qabtay ilaa iyo 7 Ruux oo u badan Dad Shacab ah kuwaas oo looga shakiyey falalka amaan daro ee ka dhaca Magaalada gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Howlagalka Maanta 

Isha ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com