Dhageyso: Faroole oo ku celiyey in Dastuurka Federalka wax laga badalay

0

Garoowe (AGGM): Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/rixmaan Sh maxed Faroole ayaa ka hadlay Dastuurka Dalka Soomaalia, waxaana uu ku celiyey in Dastuurka wax laga Badalay islamarkaana Dowlada waxaa uu ugu baaqay in Dib u eegis lagu sameeyo.

Faroole ayaa sheegay in loo baahan yahay in Nidaamka Fadareelka ah la gaarsiiyo Gobolada dalka Soomaalia islamarkaana ay ka shaqeeyaan Maamulada sidii Dastuurka Dalka Soomaalia loo hagaajin lahaa.

waxaa uu intaa ku daray in Puntaland ay saluugsan tahay Qaabka loo wado Dastuurka oo uu sheegay in uu Dad Gaar ah gacanta ugu jiro.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Madaxweynahii hore ee Maamulka Puntland

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com