Dhageyso: Farmaajo “Maxay Soomaaliya Dowlad u Noqon wayday 23 sano?

0

Muqdisho (AGGM): Raysul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka mid siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa lagu casuumay Barnaamij taxane ah oo ay martigaliyaan Gollaha Baraarujinta iyo Siyaasada oo ku saabsan Mawduuca“Maxay Soomaaliya Dowlad u Noqon wayday 23 sano?

Farmaamo Ayaa wuxuu Soo Bandhigay Arimo Badan oo Ku Qotoma Dhibaatada Kala Duwan ee Dalka Haysata, waxa Ay Soomaliya Ubaahantahay,Iyo hadii Aan Dadka Fekerin Soomalia Kala Tagi Doonto & Kooxo Doonaya Inay Gaar Unoolaadaan.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Warkan…

Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com