Dhageyso: Bandaw ka dhaqan galay Magaalada Jowhar

0

Jowhar(AGGM): Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa Xalay ka dhaqan galay Bandawo lagu soo rogay Magaalada Jowhar.

wararka ayaa Sheegaya in Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ay dadka ku amreen in Mudo Labo maalin iyo Labo Habeen ah la yareeyo Isku socodka Dadka iyo Gaadiidka si Ciidamada Amaanka ay u xaqijiyaan Amaanka Magaalada Jowhar.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku saabsan Bandawga Magalada Jowhar.

Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com