Fadeexad: Daawo Sawirka Maanta Iyo Wakaa Gen. Cabdulaahi Sheekh Ismaacil “Fartaag”.

0

fartaagHadaad horay u maqli jirtay amaba u aaminsaneed Gen Cabdulaahi Sheekh

Ismaacil Fartaag sheegashadiisa ah inuu yahay Madaxweyne ku xigeen bal maanta nala daawo wakaa Madaxweyne ku xigeenkiiye.

Ujeedka warabaahinta Allgalgaduud Media ay sawirkan usoo bandhigtay waa inay xaqiiqo yihiin waxaanu in mudo ahba ummada u sheegeenay, runtii Ummana baahna in qoraal dheer laga qoro, balse jawaab oo idil waxaa bixinaya Sawirkan aanu maanta idiin soo bandhignay, qofkii rajo ka qabo Gen Cabdulaahi Sheekh Ismaacil Fartaag, Waxaanu leenahay waakaa Janankii aad rajada ka qabtay.

fartaag

Allaah Subxaanahu Watacaalaa (Nimaan Is Duleeynin Ma Duleeyo) ee wakaa Gen. Cabdulaahi Sheekh Ismaacil “Fartaag” halkuu idiinku baaqayee ordoo la fadhiista…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com