Dhageyso: Darawalada Muqdisho oo Banaanbax Ka Dhan ah Isbaarooyinka Muqdisho Yaala Dhigay

0

drwlMuqdisho (AGGM): Qaar kamid Daralawada ka shaqeeya Magaalada Muqdisho ayaa maanta Banaanbax ay oga Cabanayaan Isbaarooyin yaala Qeybo kamid Muqdisho maanta dhigay. Waxaana Darawalada ay ku Banaanbaxeen Degmada Hiliwaa ee Gobolka

Banaadir,kuwaas oo ku qeylinayey erayo ay oga soo horjeedaan Isbaarooyinka. Mid kamd ah Banaan Baxayaasha ayaa Warbaahinta u sheegay in Banaan baxa ay adayaan ilaa Laga Xaliyo Wax ay Tabanayaan. Magaalada Muqdisho Qeybo kamid ah ayaa waxaa yaala Isbaarooyin Siyaabo kala Duwan Lacagaha loogu qaado Gaadiidka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com