Dhageyso:Wasiir Kuxigeenkii Wasaarada Tamarta iyo Biyaha oo ku dhawaaqay in uu is Casilay

0

Breaking-NewsMuqdisho(AGGM): Waxaa Goor dhaw ku dhawaaqay in uu xilkii iska Casilay Wasiirka kuxigeenkii Wasaarada Tamarta iyo Biyaha ee Xalay la magacaabay.

Wasiirku Kuxigeenkii hore ee C/kaafi Macalin Xasan oo shirjiraa’d ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa  sheegay  in Xilka uu iska Casilay islamarakaana uu Arunta uu iska casilay ay tahay Musuq maasuq iyo la tashi la’aan.

waxaa uu sheegay in uu san wax ka ogeen Magacaabista xalay lagu magacaabay islamarkaana uu Cadaalad daro ka dabanayo Madaxda Dalka oo uu sheegay in ay u dhiibeen Xil uu san u qalmin.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuuur Tarsan  ayaa sidoo kale maanta ku dhawaaqay in uu iska Casilay Xilkii Wasiirkuxigenka ee Xaly Loo magacaabay.

Halkaan Kadhageeyso Shirka Jiraaid ee Wasiir kuxigeenka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/01/Xildhibaan-.mp3

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com