Dhageyso: Shacabka Oo Ka Hadlay Wasiirada Cusub Ee Xalay Saqdi Dhexe Lagu Dhawaaqay.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Shacabka Ku dhaqan Degmooyinka kala duwan ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacada Risaala aya waxay aragtiyo kala Duwan ka bixiyeen Magacaabista Golaha wasiirada Cusub ee uu Xalay ku dhawaaqay Ra’isal Wasaaraha Dalka Cabdi-Weli Sheekh Axmed Maxamed.

Halkan Hoose Ka Dhageeyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com