Dhageyso:Gudoomiye Xaad Xukumada Cusub wax qabad hala timaado

0

mMuqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka ee Muqdisho Max;ed Xasan Xaad ayaa soo dhaweeyey Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaalia.

Max”ed Xasan Xaad ayaa sheegay in Wasiirada La soo Magacaabay laga sugayo in ay la yimaadaan waxqabad Buuxa islanmarkaana ay Samta bixiyaan dalka Soomaalia.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Xukumadii Hore lagu Riday waxqabad la’aan islamarkaana tan looga Baahan yahay in ay la timaado waxqabad Muuqda.

Halkaan Hoose Ka dhageeyso Gudomiye Xaad oo ka hadlaya Magacaabista.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com