Dhageyso:Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Qaar kamid ah Safiirada jooga Soomaalia

0

lMuqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaalia Prof.Maxed Cismaan Jawaari ayaa Maanta la kulmay Sariirada Qaar kamid ah Dalalka Carabta u fadhiya Dalka Soomaalia.

kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay Xaruunta Vila Hargeeysa ee Magaaalada Muqdisho,gaar ahaan Xaruunta Madaxtooyada Soomaalia.

kulanka ka dib ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaalia Max’ed Cismaan Jawaari waxaana uu sheegay in kulankooda uu Is Afgarad ku dhamaaday.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Baarlamaankka Soomaalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com