Dhageyso:Ciidamada Taraafikada oo Mushaar la,aan ka Cabanaya

0

cMuqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada taraafikada Soomaalia Cali Xirsi Bare Cali Gaab ayaa sheegay in Ciidamada Taraafikada ayasan Wax Mushaarha Qaadan Sanadihii ugu Danbeeyey.

Taliye Cali Gaab ayaa sheegay in Ciidamada Taraafikada ay Haysato Xaalad adag Dowladda Soomaaliyana looga Baahan yahay in ay Wax ka qabato.

Taliyaha ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay Shilalkii dhacay Sandkii la soo dhaafay ee 2013.waxaana uu sheegay in Shilalkaasi ay Soo tiro koobeen sida ay u kala dhaceen.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Taliyaha Ciidamada Taraafikada

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com