Dhageyso:Gudoomiye Tarsan oo Shirkadaha Internedka Bixiya u Hanjabay

0

2Muqdisho(AGGM): Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxa uu si kulul oga hadlay Hadalkii Kooxda Al-shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan ayaa sheegay in Shirkadii qaada ta Amarka Kooxda Al-shabaab ay la dagaali Doonan islamarkaana dalka laga Rari doono.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay yihiin Dad diidan Hormarka Dadka iyo dalka Soomaalia.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

gudoomiyaha Gobolka Banaadir

IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com