Dhageyso:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Ciidamo Mareykan ah ay Joogaan Soomaaliya

0

4Muqdisho(AGGM): Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Soomaalia ayaa sheegay i Gudaha Dalka Soomaalia in ay joogaan
Ciidamo Mareykan ah.

C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheega in Ciidamada ay yihiin kuwo Gacan siinaya Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM.

waxaana uu intaa ku Daray in u jeedka ay u joogaan Soomaalia ay yihiin Sidii Argagixisada Al-shabaab Dalka looga Sifeynlahaa,

 

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga… 

 

 

Fiqi wasiirka gaashan dhiga

IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com