Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Xidig Maxamed Aden Sadexle “Xidig Sadexle”.

0

tacsi1Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 11/01/2014 magaalada Caabudwaaq ku geriiyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Xidig Maxamed Aden Sadexle.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Xidig Maxamed Aden Sadexle, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Maxamed Aden Sadexle, gaar ahaana Cali Maxamed Aden Sadexle “Cali Sadexle” waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xidig Maxamed Aden Sadexle, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xidig Maxamed Aden Sadexle janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaara Diraya:

Dhamaan Reer Xaashi Diini Axmed

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com