Dhageyso:Ganacsatada Qaadka degmada Xamr-weyne oo Cabanaya

0

qaadMuqdisho(AGGM): Qaar kamid ah Ganacsatada Qaadka ee Degmada Xamar-weyne ayaa waxaa ay ka Cabanayaan Dhibato lagu hayo oo ku aadan Goobta  ay ku ganacsanayaan.

Ganacsatada ayaa waxaa ay sheegeen in Markii hore la dajiyey Meel u dhaw Xaruunta Bacadlaha ee Degmada Xamar-weyne.

Qaar kamid ah ganacsatada ayaa Tilmaamay in Ciidamada Dowladda Soomaalia ay oga daba tageen Goobtii la Dajiyey.

Ganacsatada oo la hadlay Allgalgaduug Media ayaa waxaa ay Cod sadeen in arintooda wax laga qabto si ay u sii wadaan Hooshooda  Shaqo.

Halkaan ka dhageeyso Qaar kamid ah Ganacsatada qaadka.

 

Qaar kamid ah Dadka Ganacsatadaa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com