Dhageyso: Gaas Isbadal ayaan ku Sameeynayaa Puntland

0

wwGaroowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa sheegay in uu Dib u soo Celin doono Xariirka Maamulka Puntland iyo dowladda Federalka Soomaalia.

C/wali Cali Gaas ayaa sheegay in uu Isbadal ku sameeyndoono Maamulka Puntland oo Is bar bar yaac uu ka jiro islamarkana uu Dib u habeen ku sameyn doono.

Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in Marka la Dhaariyo oo uu soo dhiso Golaha wasiirada ay Puntland laga dareemi Doono Isbadelka.

Dhawaan ayey aheeyd Markii Madaxweynaha Maamulka Puntland loo magacabay Madaxweynaha Cusub ee Maamulkaasi.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Madaxweynaha Maamulka Puntald cabdi wali cali gaas