Top News: Wasiir hore oo ku dhaawacmay rabshado ka dhacay caasimada Ukraine.

0

ministerKiev (AGGM): Tobaneeyo  dad ah ayaa ku dhaawacmay rabshado gacan ka hadal ah oo dhex maray
booliska iyo dad careysan oo ka dhacay magaalada Kiev ee caasimada dalka Ukraine,dadka dhaawacmay waxa ku jira wasiir hore.

Rabshadaha ayaa ka danbeeya kadib markii xabsiga loo taxaabay 3-qof oo lagu eedeyey shirqool aragagexiso ay maleegayen.

Dibad baxyadaani ayaa sidoo kale waxa ayd aba joogan dibad baxyo looga horjeedo qaraarka xukuumada ay kaga baxday heshiiska midowga Yurub.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com