Dhageyso: Prof Dalxa “R/wasaaraha Umma Madax Banaana Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub”.

0

xildhibaan-dalxaMuqdisho (AGGM): Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka gudiga Arimaha dibada
ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed aanu u madax banaaneen soo magacaabita wasiirada.

Waxa uu sheegay in wasiirada loo soo xulaayo isagana kaliya uu ku dhawaaqaayo, waxaana gacanta fara gelinta ku sheegay Madaxwene Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhanka soo daahidda ayuu ku sheegay maadaama Ra’iisul wasaaraha aanu arinkaa u madax banaaneen in hadana uu la tashiyo ka galaayo si eedo aanay u imaan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Warka Prof Dalxa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com