Dhageyso: Maxaa Ka Hortaagan R/wasaare Cabdiwali In Uu Ku Dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub?

0

cadiwali768Muqdisho (AGGM): Dadka badankii ayaa waxa ay isweydinayaan Maxaa Ka Hortaagan R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed  Inuu Ku Dhawaaqo Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya?

R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta ka codsaday  Baarlamaanka in mudo kordhin loogu sameeyo xiliga uu ku dhawaaqayo golaha Wasiirada.

Haddaba si aad u ogaato waxbadan hoos ka dhageyso warbixintan..

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warbixintan Mobilkaaga…

Dhageyso Warbixintan

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com