Dhageyso:Booliska Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay 6-Ruux oo lala Xariirinayo Al-Qaa’ida

0

vvNairobi (AGGM): Ciidamada Booliska kenya ayaa gacanta ku dhigay 6 Ruux oo iskugu jira Soomaali iyo Kenyaati
ku waas oo lala Xariirinayo Xarakada Al-shabaab.

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Kenya ayaa shegay in ay Gacanta ku dhigeen 6-Ruux oo Soomaali iyo Kenyanba ah kuwaas oo doonayey in ay Weeraro ka Fuliyaan Gudaha Dalka Kenya.

Dhamaadkii Sanadkii hore ee 2013 ayey aheeyd Markii Koox Hubeysan oo Xariir lale Al-qaa’ida ay weereen Xaruun ganacsi oo ku taala Magaalada Neyroobi,taas oo lagu Magacaabo Westgate Moll.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…  

Booliska Dalka Kenya oo Gacanta ku dhigay

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com