Dhageyso: Shabellaha Hoose oo Isbaarooyinka laga Sifeeynayo

0

9Marka (AGGM): Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cumar Maxamuud Cilmi ayaa shegay in ay wadaan qorsheyaal lagula Dagaalami doono Kooxaha Isbaarooyinka Dhigta Gobolka.

Cumar Maxamuud Cilmi ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaalia iyo kuwa AMISOM ay diyaariyeen sidii gobolka looga sifeeyn lahaa Kooxaha Burcadaa ee Isbaarooyinka Dhigta.

waxaa uu intaa ku daray Ciidamada Dowladda Soomaalia oo kaa shanaya AMISOM ay dhawaan la wareegi doonan Meelaha ay Maleeshiyadka Isbaarada ka dhigtaan Gobolka Shabellaha Hoose.

Halkaan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga….

gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada gobolka Shabellaha hoose

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com