Dhageyso: Feysal Cali Waraabe “Cabdiwali Gaas Waxaan Ka Cabsi Qabaa Beelaha Majeerteen Ee Nabada Jecel Inuu Dagaal Galiyo”.

0

faysal cali waraabeHargeysa (AGGM): Madaxwaynaha cusub ee Puntland ee shalay la doortay Prof Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa ka hadlay arintaasi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland Eng Feysal Cali Waraabe.

Faysal Waraabe ayaa sheegay inuu wal wal xoogan ka qabo dagaal inuu ka dhaco deegaanada ay isku hayaan Somaliland iyo Puntland isagoo beelaa daga deeganadaasi uga digay in arintaasi ay dhacdo.

Isku soo wada duuboo wal walka laga qabo inay colaado dhexmaraan maamulka Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa la hadal hayaa teer iyo shalay marki loo doortay Madaxweynaha Puntland Prof. Gaas, lamana oga halka ay ku dambeeyn doonto colaadahan la saadaalinayo.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Dhageyso Faysal Cali Waraabe

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com