Dhageyso: Isbaarooyin La Dhigtay Deegaano Ka Tirsan Shabellaha Hoose

0

isbaaro4Marka(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Owdheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in 24 Saac ee la soo dhaafay Deegaano hoos yimaada Degmada lasoo dhigay Isbarooyin.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaalia iyo Koox Hubeeysan ay Isbaarooyin soo dhigteen.

waxaana uu Xusay in ay la dagaalami doonaan Kooxahaasi Isbaarada soo dhigtay halkaasi sida uu sheegay,

Halkan Guji Kana dhageeyso Gudoomiyaha Degmada Owdheegle…

 

gudoomiyaha Degmada owdheegle

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com