Dhageyso: Taliska Booliska Galmudug oo amaanka ka hadlay

0

galmudugqMuqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada Booliska Galmudug Cabdi Jaamac Cabdule (Xabeeb)
ayaa ka hadlay Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Taliyaha ayaa sheegay in Ciidamada Amaanka Maamulka Galmudug ay Howlaglo ku soo qab qabteen Tiro Dad ah oo lala Xariirinayo Falalka Amaan daro.

Cabdi Jaamac Xabeeb ayaa Xusay in Ciidamada Booliska Galmudug ay maalmahaan Howlagalo  magaalada laga Fuliyey lagu soo Qab qabtay Tiro dad ah oo Amaan Xumada Qeyb ka ah.

 

Halkan  Ku Dhageyso Warka Taliyaha Ciidamada Booliska Galmudug…

 

Taliyaha Ciidamada Booliska Galmudug

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com