Dhageyso:Khudbada Madaxweynaha Cusb Ee Maamulka Puntland.

0

24Garoowe(AGGM): madaxweynaha Cusub ee Maamulka puntland ee Baarlamanka ay Doorteen oo khudbadiisa ku sheegay in Faroole uu yahay Oday Puntland ah.

C/wali Cali Gaas oo Baarlamanka ay Doorteen ayaa khudbad uu jeediyey Doorashada Kadib waxaa uu sheegay in uu Hanbalyo u dirayo Shacabka Reer Puntland sida ay ula shaqeeyeen.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Cabdi Wali cali Gaas Madaxweynaha Puntald

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com